Villa Somalia oo beenisay warbixin uu daabacay Wargayska (The Globe and Mail),

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada JFS ayaa dacwad u dirtay wargayska caanka ah ee (The Globe and Mail), kaasoo 20-kii bishii la soo dhaafay lagu daabacay warbixin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed lagaga been abuurtay inay qayb ka ahaayeen dagaalkii Gobolka Tigray ee Dalka Itoobiya, isla markaana ay xasuuq ba’an ka gaysteen gobolkaas. Waraaqdan oo Warbaahinta loo soo … Continue reading Villa Somalia oo beenisay warbixin uu daabacay Wargayska (The Globe and Mail),